Qeexid

"eeg ragaadi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ragaadin oo kali ah:
  • Waxay maskaxdeedu soo ragaadinaysay aragtiyo ay malaysanaysay kuwaasi oo ahaa inuu daroogiiste noqday oo kolba gidaarrada u hoyda, mararka qaarkoodna waxay ku soo celceshanaysay isaga oo la xidhay oo mastaafur loogu keenay guriga dhexdiisa.