Qeexid

"Neef geel ah ragaad ka bixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ragaadi oo kali ah:
  • Waxayna ku guulaysteen in ay go’aamo ka gaadhaan khilaafka siyaasadeed ee ragaadiyay dowladda Somaliland iyo xadhigga masuuliyiinta QARAN-ba.
  • Xisbiga UDUB ayaa inta badan lagu eedeeyaa musuq-maasuq ragaadiyay dhamaan hay'adihii dawlada kuwaasi ay dadka Reer Somaliland si weyn cabasho uga muujiyeen.