Qeexid

"Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda."

Qeexid Kale

Bir madax ballaaran, daab leh oo geela cudurrada looga gubo.

Qeexid Xigta

Sallaanka (jaranjarada) meesha cagta la saaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ragaad oo kali ah:
  • Waxa muuqata in uu dalkanu u baahnaa isbeddel caam ah oo ka saari kara jaha-wareerka, dhaqaale-xumada, musuq-maasuqa, Biyo la'aanta, caafimaad-xumada, waxbarasho la'aanta iyo guud ahaanba nidaamka maamul ee ragaadiyey hay'addaha dalka.
  • Ra'iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in kooxaha mucaaradka ah ee ku sugan gudaha iyo dibadda Somalia uu ugu baaqayo inay wadahadallo lagu xasilinayo arrimaha Somalia la qaataan xukuumaddiisa, si loo dhameeyo khilaafka ragaadiyay Somalia.