Qeexid

"Koox dad ah oo lab."

Qeexid Xigta

R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rag oo kali ah:
  • Dagaal saakay dib ug qarxay degmada Guriceel ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah iyo dhinacyadii dirirta dhex martay, waxaana markii danbe Dariiqada Ahlu Sunna u suuragashay iney u awood sheegtaan Al-Shabaab.
  • Gabdhahu kama maqna, waxay sitaan AK-47, labiskoodu kama duwana kan ragga.