Qeexid

"Nafley xanuun dartii la galgalasho."

Qeexid Xigta

Arrin ka libkeeni-deed dadaal badan u sameyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rafo oo kali ah:
  • Rasuulka SCW waxaa kasugnaadey in uu yiri: "Maalmo Allaah camalka wanaagsan uu kajecelyahay majirto maalmahaan (yacni 10ka bari ee hore ee carafo).
  • Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka oo aad Sabtida ka dhageysataan VOA.