Qeexid

"(-qyo, m.dh) Saaxiib; waday."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rafiiq oo kali ah:
  • Ronaldo, wuxuu muujiyay sida uu uga calool-xumaaday wadhidii ka raacday garoonkii uu horena ugu dhaawacmay, isaga oo arrintaa ka hadlayana wuxuu yidhi; “Niyad-jabku wuxuu mujiyay inuu noloshayda la rafiiq noqday.
  • "Waxaan ku xusuustaa Abwaanka gabayo badan oo uu ka tiriyay qaadka iyo guurka, waxaaana ahayn rafiiq aad isugu dhow" ayuu yiri Abwaan Guure oo ka mid ah abwaanadii ay mudada dheer is-yiqiineen Marxuum Bacadle.