Qeexid

"Go'aan maxkamadeed oo max kamad ka sarreysa looga dacwoodo. ld racfaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rafcaan oo kali ah:
  • Dalka Nayjeeriya, waqooyiga dalkaas oo uu ka jiro sharciga islaamiga ahi ayaa laba haween ah lagu xukumay in lagu fuliyo xukun dhagax lagu dilo, laakiin mid ka mid ah ayaa ku guulaystay rafcaan.
  • David Blunket ayaa Guddiga Rafcaanka ee loo yaqaan (SIAC) ee dalka Ingiriiska waxay ku doodeen in Rumaanka jeel ee ragaa 9-ka ah lagu hayay uu ahaa sharci-darro.