Qeexid

"Nalfey rafaad hayo ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rafaadsan oo kali ah:
  • Dagaalada iyo iska soo horjeedaka dhinacyadaan Colaadu u dhaxeyso ayaa waxa ay dhibaato weyn ku tahay dadka Masaakiinta ah ee xiligaan ku rafaadsan geedaha hoostooda degaanada ka baxsan Magaalada Muqdisho,kuwaas oo qaarkood heli karin Nolol maalmeedka.
  • Dagaaladaan ayaa kusoo beegmaya xili Magaalada Muqdisho ay faaruqiyeen Dadkii deganaa Cabsi lasoo deristay awgeed,kuwaasi oo xiligaan ku rafaadsan geedaha hoostooda dhulka Baadiyaha ah.