Qeexid

"Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rafaad oo kali ah:
  • Nolosha xeradu ma xuma, dadkana waxaa la siiyaa raashin ku filan, inkastoo ay Soomaalidu deganaan ka muuqato, hadana waxaa la dareemayaa dhibatooyinka iyo rafaadka ay soo mareen intii ay ku soo jireen safarka ay ku soo gaadheen xeebaha talyaaniga.
  • Gargaarkaasi ay dirtay dowladda Talyaaniga waxaa maamuli doonta hay'adda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan qaxootiga oo u qeybin doonta dadka ku rafaadaya duurka ee ka soo cararay dagaalladii Muqdisho.