Qeexid

"Badar, maro iwm wax biyo lala dhigay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga radsan oo kali ah:
  • Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamada Dowladda KMG ay xalay iyo saakay dhaqdhaqaaqii ugu danbeeyay in ay ka wadaan aagaga hore ee ay isku hor fadhiyaan kooxaha ka soo horjeeda ee mucaaradsan.
  • Shariif xilkan loo doortay wuxuu ku celcelinayay in xukuumadiisu ay u baahan tahay in la hadasho cid walba oo mucaaradsan, balse mucaaradka ayaa hadaladiisa ku tilmaama mar walba kuwo maran oo aan macno lahayn.