Qeexid

"Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho."

Qeexid Xigta

Maro muddo biyo ku dhex jirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rad oo kali ah:
  • Jawabihii laga baxsaday Heshiski Jabuti Iyadoo dalka Jabuti ay ku kala saxiixdeen mucaaradka iyo DF heshiis ka kooban 11-qodob, ayaa waxay shacabka Somaliyeed ka bixiyeen aragtiyo kala duwan, iyadoo aragtiyadu ay qaarkood yihiin kuwo rajo beel muujinaya.
  • Garowe Online ayaa Idiin soo gudbin doona saameynta uu yeelan karto golaha Wasiirada iyo in dib-u-heshiisiinta Ra'isla Wasaaraha cusub sheegey wax laga qabtey.