Qeexid
Koox koox.
Koox koox.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Kooxo nafley ah oo si nidaam leh isu dabajooga middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -ceeyay, -ceysay
Qeexid: Nafley racrac u qeybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg racracee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: R. ah: meel hoobad ah.
Qeexid Xigta: ld raaricid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -rici) Wax meel sare ka soo laallaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Cid socod ku wehelin.
Qeexid Xigta: (f.g) Waddoqaadid.
Qeexid Kale: (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Taayar, maro, iwm wax karin saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Hawl socotay joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hormo urur kasta ee uu urur walxood iyada oo aan la tixgelin horsanaanta sida loo kala xushay. Haddii 'r' walxood laga xushay urur 'n' kutirsane leh oo weliba walax kastana la xulan karo mar keliya. Tirada racaymaha kaladuwan waa: n!/[r!(n-r)!] loona qoro nCr ama C(n,r)[r!(n-r)!]Tusaale ahaan, haddi fasal ay ku jiraan 15 arday ay ka dhexeeyaan 5 buug oo keliya, marka buug kasta waa in ay saddex arday wadagaan, inta siyaalo ee loo ratibi karo waa: 15!/[3!(15-3)!] ama 455.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kooxayn ama xulid tiro waxyaaleed iyada oo aan loo eegin orsa-naan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof buuxiya kaalin cayaar turub oo maran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]