Qeexid

"ld rafcaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga racfaan oo kali ah:
  • Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Hiiraan oo Saaka aroortii ku dhawaaqay inuu is Casilay. 30 Jun 2009- Sheekh Maxamed Maxamuud Warsame oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Maamulka Maxaakiimta Islaamka ee Gobolka Hiiran..
  • Garta hadii la feeniyo ama la Axalo-cunsiiyo cidda garnaqaysaa wax ambiil (Racfaan) ah lagama qaadan karo, taasina waxa weeye garta adag ee loo yaqaan gar-cadaawe.