Qeexid

"ld rabash1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rabshad oo kali ah:
  • Sidoo kale, marka aad eegto sidii ay dadku isu dhexqaadayeen ama is-dul-buuxiyeen, waxa xaaladooda lagu tilmaami karayey muuqaal dhinac fawdo ka ah, dhinaca kalena xaaladoodu waxay ahayd mid iskeed isaga nidaamsan oo aan rabshad iyo qalaanqal lahayn.
  • Magaalada Galkacayo ayaa waxaa horey loogu diley shaqsiyaad magac ku leh Puntland iyo saraakiil ka tirsan mamaulka halkaas oo xuduud la leh gobolada dhexe oo rabshado ka socdaan.