Qeexid

"Bir la tumay soofeyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rabi oo kali ah:
  • Wasaarada caafimaadka ee DF ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho xujeyda ku siisay talaalo markii ay u dhoofayeen dalka Saudi Arabia, iyadoo wasiirada Qamar Aadan Cali ay sheegtay inuu yahay mid looga hortagayo Hargabka khansiirka.
  • Intii ay Waxbarashada ku jirtay ayay bilowday qaadista heesaha, heesii ugu horeysay ee ay qaadaanaa waxay ahayd hees Waddani ah oo uu sameeyay Cali Ibraahim Iidle oo ahaa macalin luqadda Carabiga dhiga, Khadrana macalin u ahaa.