Qeexid

"Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rabash oo kali ah:
  • "Mas'uulka degmada Mandheera ayaa amar ku bixiyay in qoxootiga Somalia xoog looga saaro xuduuda, dadkaas oo markii horeba ka soo cararay dagaallada iyo rabashadaha ka jira Somalia" ayaa lagu yiri warbixinta.
  • Shariif wuxuu sheegay in Ethiopia ay ka dalbadeen inay gacan ka geysato sidii ay ugu guuleysan lahayd dowlada jirta soo celinta kala dambeynta dalka, kadib 20-sano oo ay rabashado iyo dagaalo ka jireen.