Qeexid

"Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rab oo kali ah:
  • Waxaan ugu baaqayaa bulshada caalamka gaar ahaan waddamada aan wallaalaha nahay iyo kuwa aan saaxiibka nahayba inay shacabka soomaaliyeed la soo gaaraan gar-gaar bani’aadanimo, kuna daydaan dowladda isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Xasan ayaa diidey in uu aqoonsado sharciga Batroolka isaga oo sheegey in aan laga rabin Puntland aysan aheyn howl iyaga khuseysa.