Qeexid

"Daruur yar oo markaas di'id bilaabaysa."

Qeexid Xigta

Xiniiniyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raayo oo kali ah:
  • Ina Carte waad ka akhrisatay saxaafada inuu qirraayo inay gooni isutaaga somalilnd yahay muqadas.
  • Sidoo kale, Goluhu wuxuu walaac xooggan ka muujiyay muddo kororsiga saddexda sano ah ee uu Baarlamaanku sida gaarka ah u sameysay bishii Feberaayo ee sannadkan iyadoo goluhu uu ku taliyay in dib u eegis lagu sameeyo.