Qeexid

"Xiniin."

Qeexid Xigta

Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raay oo kali ah:
  • Sidoo kale waxay sheegeen inay goob-joogayaashu yaraayeen, taasina ay keentay inaanay goobo badan goob-joogayaashu tegin.
  • Dadka xeryaha ku nooli oo dhan waxay rajadooda ka eegaan muraayadda warqadda boostada lagu soo dhajiyo maalinkastaa.