Qeexid

"Wax raaxo ku jiro ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raaxaysan oo kali ah:
  • …………………………………………………………………………………… aaladaha cusub ee siyaasadeed ee soo foodsaaray Somaliland, waa mid runtii aan lagu raaxaysanayn, waxaan anigu shakhsiyan aan aad u soo dhawaynayaa dadaalka nabadgelyo ee ay wadaan shaksiyaadka uu ka midka yahay Mr.
  • Kooxda martigelinta lahayd, waxay isu dhigtay in ay si xarrago leh u garaacayso, kuna raaxaysan doonto labada gool ee Maccaroni.