Qeexid

"(f.g) Bir si ay u simanto garaacid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Si isla helid ah sacab u tumid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raawi oo kali ah:
  • Afrax Cali Afrax oo ka mid ah taliyeyaasha ciidankan ayaa sheegay in dagaalku uu ahaa mid u dhexeeya ciidamada amaanka ee daraawiishta iyo kooxo xiran dharka ciidanka, kuwaasoo dadka iyo gaadiidka dhibaatooyin ku hayay.
  • Waxaa kale oo Idaajaa jecelyahay aadna u sharaxaa (sida laga dheehan karo faallooyinkiisa) gabayadii Cali Dhuux Aadan Goroyo, oo ahaa gabayaa Soomaaliyeed oo noolaa waqtigii Daraawiishta.