Qeexid

"Cuntada daruuriga ah ee dadku ku nool yahay; gasiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raashin oo kali ah:
  • WFP, ayay ugu baaqeen in ay raashinkan dhacay ka joojiso oo ay ka badasho si aan dhibaato u soo gaarin iyaka iyo caruurtooda.
  • Haweenka iyo Ragga maanta raashinka loo qeybshay ayaa waxaa ay ahaayeen 400 qofood kuwaasoo ka tirsan shaqaalaha mashruuca Nadaafada Gobolka Banaadir kuwaasoo laakiin Degmada Boondheere ka wada tirsan.