Qeexid

"Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma."

Qeexid Xigta

Meel dhir dhaadheer oo badan leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raari oo kali ah:
  • Wax yar maba aynan sii fadhiyin hashii, jeer ay haddana boodday oo istaagtay oo socotay, Rasuulkana (scw) uu u raariciyay hoggaankeeda.
  • Baaqan ayaa la sheegayaa in shacabka Deegaanka Soomaalidu ay aad ugu diirsadeen una soo dhaweeyeen, iyagoo dawladda Dhexena ka rajaynaya in ay dhegaha u raaricin doonto codsiyada odoyada oo ay cabashooyinkooda wax ka qaban doonto.