Qeexid

"Wax la raaray noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raaran oo kali ah:
  • Ugu danbeyntii Maxamed C/Nuur Sacudi ayaa ugu hambalyeeyay wasiirka warfaafinta dowlada cusub Farxaan Ali howsha baraaran ee saxafada Somaliya u qabanayo.
  • Waa in loo fikiro si ka duwan fikiradii 22 sano shaqayn waayey, waa wax laga fiicanyahay in ladaba joogo fikrado duugoobay oo aan wakhtiga lajaanqadi Karin, da,yarta Galkacyo nolol deggan oo ay ku barbaraan kuna baraaran ayey u bahanyihiin.