Qeexid

"Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay."

Qeexid Kale

Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo.

Qeexid Xigta

Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raar oo kali ah:
  • Gudintaas yar waxaa la yidhaa (GUDIN QURAAR).
  • Dacawada sida lagu yaqaan waa duur joog xeelad badan oo dilaa ah, lagama soo gaadho wixii ay ka itaal roon tahay ee cadkeeda ku yaal, siiba waxay si gaar ah u jeceshahay baraarka iyo sumalka uu subagu da’ayo.