Qeexid

"Wax cumrigooda dheerayn."

Qeexid Xigta

Wax daahin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raaji oo kali ah:
  • Wargeysku waxaa uu qorey in Ra'iisal wasaare Tony Blair uu balan qaadey in araajida dadka cusub ee nabad galiyo doonka ah hoos loo dhigi doono ilaa iyo kala badh bisha Sebtember.
  • FAALO(AllPuntland)-Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, intii ku dhimatay falkiii foosha xumaa ee shalay lala beegsaday dad shacab ah oo u badnaa Arday Allaha u naxariisto, kuwii ku dhaawacmayna allaha caafimaad deg deg ha ugu badalo dhaawacyadooda.