Qeexid

"ld raagsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raagsad oo kali ah:
  • Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo isagu madasha fadhiyey, ayaa markii uu dareemay in la raagsaday madaxweynaha, waxa uu martida ka raalligeliyey dib-u-dhaca ku yimi madaxweynaha, isaga oo martida ku wargeliyey inay yara sugaan.