Qeexid

"Waqtiga uu shay soconayo, muddo."

Qeexid Xigta

Daah, habsaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raag oo kali ah:
  • Raage Oomaar Waa wariye soomaaliyeed oo caan ka ah caalamka oo dhan.
  • Max'ed Dalxa iyo Max'ed Xuseen Raage oo wiilkiisii uu ku dhintay weerarkaas.