Qeexid

"ld raadsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadsi oo kali ah:
  • Ceebi kuma jirto in qofku uu ku dadaalo raadsiga aduunka laakiin waa in aanu aduunku noqon waxa kaliya ee uu qofku u noolyahay.
  • Najiib iyo Jaamac Irbadba waxay ogaayeen in aanu Cali Suudaani daacad u ahayn Canab ee uu xidhiidhka uu inantaa la leeyahay uu yahay muraadsi gaaban.