Qeexid

"Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadraac oo kali ah:
  • Laba nuqul oo qoraalka raadraaca ka mid ah waa in lagu rido saxaradda oo la raaciyo baqshadda lingaxan xafiiska doorashada ee gobolka, iyadoo la raacinayo wixii ka hadhay agabkii doorashada ee kala duwan.
  • Raadraaca weedhahaasi hareeraha qabta o oah hogo tusaalayn, waxaan ummaddayda u soo gudbinayaa in lagu jiro xilligii aynu awrkeena hareeraha wada qaban lahayn oo ah sidii dhaqanka inoo ahayd.