Qeexid

"Qalab elek taroon ah oo wararka dira lagana baahiyo."

Qeexid Xigta

Saldhigga wararka laga diro. ld raadi-yow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadiye oo kali ah:
  • Wasiirku, waxa uu sheegey in ay qiimenayaan oo ay xog ka doonayaan arimaha Dumuqraadiyeynta Puntland.
  • Xisbul Islam oo mamnucdey Heesaha Ururka Xisbul Islam ayaa ku soo rogay Idaacadaha Muqdisho amar inaysan kasii dayn karin raadiyeyaashooda Heesaha iyo Muusiga, sidoo kalena waxay diideen in Ajnabiga ka barbar dagaalama lagu sheego Ajnabi.