Qeexid

"ld raadin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadis oo kali ah:
  • Khabiir Axmedow, adigu ma waxaad rabtaa in aad wax ka bedesho khariidadda soohdimaha dhulka ee Ingiriisku jeexay, adiga oo sida aan hadalkaaga u fahmay jecel in aad bad u raadiso gobol aan bad lahayn?
  • Dhinaca kale u qaybsanaha QM ciidamada nabad ilaalinta ayaa golaha ugu warbixiyey waxyaalihii guddigii xaqiiqo raadiska ahaa ku soo arkey Somalia bishii January.