Qeexid

"eeg raadi. ld raadis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadin oo kali ah:
  • “Cali Mahdi, wuxuu ka mid yahay dadkaanu xaqooga raadinayno, masuulkana aanu ka nahay.”
  • Mudanow madaxweyne u malaynmaayo taariikh buug (booklet) ku qoran in adduunweynuhu kugu ictraafaayo, aqoonsi raadintu waxay tahay dadaal iyo inaad qorshe siyaasadeed oo habaysan adduunkana aad ku qancin karto in maamulkaagu la yimaaddo.