Qeexid

"Wax raadkiisa doonid."

Qeexid Kale

Wax baarid.

Qeexid Xigta

Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadi oo kali ah:
  • Laakiin ugu dhawaan si doorasho xalaal ahi u dhacdo waa in uu qabyo la’ yahay hanaanka dimuqraadiyadeed ee bulshadaasi.
  • Isaga oo iska fikiraya ayay qaar raadiyow ka ag shiteen, kuye waaba Raadiyow Muqdisho oo warramaya.