Qeexid
(-gamay, -gantay; -gami) ld raadqaad.
(-gamay, -gantay; -gami) ld raadqaad.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: U r.: wax raadkooda baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Cid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld raadqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg raadgad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Raad gooyo samayn.
Qeexid Xigta: Wax cirib tirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax maqan meesha uu maray doonid.
Qeexid Xigta: Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld raadgurid. Doonidda wax maqan meesha uu maray.
Qeexid Xigta: ld raadgurid. Baaridda arrin iyada oo la eegayo sidii ay u dhacday.
Qeexid Kale: Tuug wax qaaday si uusan ula fogaan sixir lagu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Qeexid Xigta: Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Qeexid Kale: Xusuus aan qofku illaawi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Qeexid Xigta: Timo ama dhogor isku guntan.
Qeexid Kale: Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg raadgado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad goobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cirib go'idda wax jiri jiray ay cirib go'aan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jiritaan kiisa tirtirmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Waxa maqan meesha uu maray baarid.
Qeexid Xigta: Wax maqan doonid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax raadkiisa doonid.
Qeexid Xigta: Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.
Qeexid Kale: Wax baarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld raadgur1 (1,2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg raadgoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax sixran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: raadka footoodanabeed m.l (-dyo, m.dh) (fiis.) Bixinta elektaroonno ee dusha biraha, marka lagu kaahiyo hirarka, birlabdanabeedka. Tirada elektaroonnada ee baxay waxa ay ku xiranyihiin itaalka kaaha.