Qeexid

"(-rro, m.dh) ld raadar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadaar oo kali ah:
  • Isla weerar kale oo ay qaadeen diyaaradahaasi waxay la beegsadeen, Madaarka caalamiga ah ee magaalada Basra oo 260km dhinaca Koonfur bari ka xigta Baqdaad, halkaas oo ay ku burburiyeen raadaar milatari oo ay leeyihiin Ciidamada cirka ee Ciraaq.
  • Goobjoogayaal ku suganaa xaafadaha Raadaarka iyo Tusbaxle ee Degmada Dayniile oo ay dilalkaan ka dhaceen ayaa waxay sheegeen in ciidamada DF ay si bareer ah u toogteen dukaanle markii ay jabiyeen xaruntiisa ganacsi, iyagoo qaatay wixii yaallay.