Qeexid

"Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto."

Qeexid Kale

Xusuus aan qofku illaawi karin.

Qeexid Xigta

Calaamad ka harta wax hore u jiray.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raad oo kali ah:
  • Mohamoud Ali Salah Kanje oo ka hadlayey munaasabadii lagu saxiixay heshiiskan ayaa saxafada u sheegey in uu yahay mid taariikhi ah islamarkana fursad u siinaya Somalia in ay soo saarto khayraadkeeda dhulka hoostiisa ku jira kana heli doonto dakhli.
  • Akhbaaraadkii ugu dambeeyay ee laga helay degmadaas ayaa waxay tibaaxayaan inay socdaan hub urursi u dhexeeya dhinacyada dagaalamay, iyadoo dadka degmadaas ay cabsi weyn ka qabaan inay dagaallo kale dhaca.