Qeexid

"Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho."

Qeexid Kale

Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.

Qeexid Xigta

Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raacsan oo kali ah:
  • Dagaalkan ayaa daba socday dagaalo shalay ka dhacay duleedka bari ee Muqdisho, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay Maxkamadaha raacsan dowladda oo lagu magacaabo Sheekh C/risaaq Max'ed Qaylow.
  • Dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo xoogan ayaa laga dareemayaa Baydhabo, iyadoo xildhibaanada baarlamaanku ay u qaybsameen laba qaybood oo kala raacsan Madaxweyne Yuusuf iyo Nuur Cadde.