Qeexid

"Wax socda wax kale ku darid."

Qeexid Kale

Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii.

Qeexid Xigta

Xoolo cid ilaalisa u yeelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raaci oo kali ah:
  • Cali Dheere, isagoo intaas raaciyay: "Haddii ay Kenya ay joojin waydo faragelinta ay ku hayso Somalia waxaan burburin doonaa daaraha dhaadheer ee ku yaala Nairobi iyo Magaalooyinka kale inagoo adeegsanayna walaalaheen iyo ciidamadeena".
  • Boqorkii ayaa raaciyay su’aashaan “waa maxay waxaasi?