Qeexid

"Dad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raacato oo kali ah:
  • Qarnigii 18naad aakhirkiisii Soomaalida oo badaw raacato Islaama ah, oo dharka iyo timirta ku kala bedesha xoolaha nool, haraggooda, subaggooda, baalka gorayga, xabagta oo sidaa wax ku kala doorsada, ayaa gaaladii isticmaarka ahaa xeebaha uga soo degeen.
  • Intii aan dhaqanka beerashada la baran ama aanay magaalooyinku samaysmin dadka Soomaaliyeed waxay ahaayeen raacato xoolo-dhaqato ah.