Qeexid
"r (ra') m.dh Xarafka toban iyo toddobaad ee xuruufta af soomaaliga, waana shibbane."
"r (ra') m.dh Xarafka toban iyo toddobaad ee xuruufta af soomaaliga, waana shibbane."
Wadaag:
ra'yibixi f.g2 Ka r.: arrin figrad ka dhiibasho. ld ra'libixi.
-iyay, -isay
Wadaag:
ra'yiyee f.g/mg2 1. (f.g) Arrin mala-awaalid. 2. (f.mg) U r.: cid talo fiican siin. ld ra'liyee.
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
rh faktar m.l (-ryo, m.dh) (baay.) Koox antijin ah oo unugyada cas-cas ee dhiiggu ay ku leeyihiin ama ayan ku lahayn. Wuxuu saldhig u yahay habka qaybta dhiigga ee reesuus.
Wadaag:
ra'yi m.l (aaraa', m.dh) Figradda qof leeyahay ee uu ku cabbiro ujeeddooyin-kiisa. ld ra'li.
Wadaag:
ra'iisalwasaare m.l (-rayaal, m.l/dh) (siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.
Wadaag: