Qeexid

"(-do, m.l) ld quwo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quwad oo kali ah:
  • Markaasba saddex quwadood baa waqooyi, bari iyo koonfur kaga soo durkay: Rooma, Beerashiya iyo Itoobbiya.
  • Sababta loo qaatayna waxay tahay iyadoo ay astaan gaar ah, oo ay leeyihiin dadka muslimiinta ahi iyo iyadoo bilaw u ahayd guushii iyo quwadii ay heleen.