Qeexid

Wax ka samrid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quuso oo kali ah:
  • Maraakiibta ganacsiga u qaada dalka Somalia ayaan ku jirin wax caymis ah, iyadoo taas loo aaneynayo in ganacsatada rarta ganacsiga aysan ogoleyn inay bixiyaan lacag fara badan si ay caymis u helaan marka uu markabku quuso.