Qeexid

"Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido."

Qeexid Xigta

Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quur oo kali ah:
  • Midka ama labada kaliya ee ka badbaadayna waxaan dhaliil iyo quursi ah oo laga hayo ilaa maantadaan ma jirto walaal.
  • Madal la isugu yimaaddo oo aan laysku wacdiyin in Eebbaheen quursiga xaaraantimeeyey ma jirto.