Qeexid
Hadal aan macne lahayn ku hadlid.
[-leeyay, -laysay]
quuqleeeeyay
quuqleeaysay
f.mg2Hadal aan macne lahayn ku hadlid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof qayla badan oo hadal aan macne lahayn ku hadla.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg quuqlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Hadal aan macno lahayn sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Cid si tabar yari ku jirto u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isku jirka cunnooyin ee dadku cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cunto; cunno ; dheef.
Qeexid Xigta: Nooc geed; shillin; kulan; kedi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido.
Qeexid Xigta: Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax bixintooda hurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld quusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Biyo hoos u gelid; muquurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]