Qeexid

Miraha geedka jeerinka, lacagaalaha, dheerdheerada, jiiqjiiqlaha iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quulle oo kali ah:
  • Siduu Madaxweyne Rayaale ku sheegay digreetada uu soo saaray, wuxuu u magacaabay C/raxmaan Maxamed Cali (Quulle) inuu noqdo Abaan-duullaha cusub ee Ciidanka Qaranka Somaliland.
  • Siduu Madaxweyne Rayaale ku sheegay digreetada uu soo saaray, wuxuu u magacaabay C/raxmaan Maxamed Cali (Quulle) inuu noqdo Abaan-duullaha cusub ee Ciidanka Qaranka Somaliland.