Qeexid

"ld quudin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quudis oo kali ah:
  • Hay'adda WFP ayaa dhawaan ka dalbatay beesha calaamka lacag gaaraysa 200-Milyan oo Dollar si ay ugu quudiso in ka badan 3.5-Milyan qof oo ku gaajoonaya gudaha dalka Somalia.
  • Isku soo duuboo, lo'du waxay quudisaa shacabka aduunka ayadoo hilibkooda oo la cuno.