Qeexid

"eeg quudi. ld quudis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quudin oo kali ah:
  • Adam oo booqday Xeryaha Qaxootiga kacdoonka ka soo horjeedka qabyaaladda ayaa booqday dhawaan xuduuda Soomaaliya iyo Kenya halkaas oo kusoo arkeen dadka faraha badan oo gaajo awgeed uga soo cararay xeryaha qaxootiga ee Dhadaab si ay quudin ugu helaan.
  • “Daaallada iyo nabadgalyo darrida jirta ayaa adkeynaya in la gaaro dadka dhibataysan, sidaas oo ay tahayse, waxaan Soomaaliya ka wadnaa 60 mashruuc oo quudin ah.