Qeexid

"Nafley cunto siin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quudi oo kali ah:
  • Dhinaca kale Maxamad Dheere ayaa digniin u direy hay'adaha samafalka isaga oo sheegey taggerada ay siinayaan dadka ka qaxey dagaalada Muqdisho kuwaas oo uu ku tilmaamey in ay quudinayaan muqaawamada isku urursatey siimka (u dhexeya Muqdisho iyo Afgooye).
  • Magaalo ahaan waxay muhiim ku ahayd doorkeeda quudinta deegaanada ku dhowdhow.