Qeexid

Wax helitaankooda rajo ka qabid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quuddarree oo kali ah:
  • Fagaarayaasha caadiga ah ee kulamada isu baanidda iyo gole-ka-fuulka ee nin toocsiga ah, ayaa waxa hadiyo jeer dad badani ay Hadraawi ka quuddarreeyaan in uu golaha markiisa ka baano oo ereygiisa ku darsado, asxaabtiisa ayaana qod-qodda si uu u hadlo.